Send your response to the event organizer by entering your personal information, choosing your response and pressing OK.
Note: Name and email address will be shared with the event organizer.
Already registered? Sign in with the same account you used to register or click update registration.
Friday, December 19, 2025, 11am – 12pm PST
Helitaanka shaqo-bixiyeyaasha deegaankaaga iyo abuurista istiraatiijiyad lagu beegsanayo shaqo raadintaada ayaa fure u ah guusha. Fasalka Xeeladaha -Shaqo, waxaad ku baran doontaa habab kala duwan oo shaqo-raadin! Fasalkani wuxuu bixiyaa talooyin ku saabsan qiimaha macluumaadka suuqa-shaqada oo wuxuu soo bandhigayaa istiraatiijiyado kale sida isku xirnaanta, wareysiyada macluumaadka iyo u isticmaalista internetka si loo helo meheradaha shaqooyinka furan.
OK